Deg Deg Daawo:Ciidanka Buuhoodle oo Qabtay Dad iyo kaadhadhkii Cod Bixinta SNM.

Ciidamada difaaca ee gobolka Cayn ayaa hawl-gallo ay sameeyeen waxay kusoo qab-qabteen kaararka codbixiyayaasha Somaaliland iyo gawaari siday, kuwaa oo si dhuumaalaysi ah lagusoo galiyay deegaanno hoos yimaadda gobolka.

Cidanka buhodle ayaa deeganka Lamar laguxidh ku qabtay dhawr gaari oo noho ah oo sida dad iyi kaadhaadhkodii

7 Comments

  1. Saeed nacas oo laascasnood iyo tukaraq miyaad ku dhuusi uuuf.

  2. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

    Doqon waalan!!!
    Meel lagu Kala tahay oo doorashadii. Dhac day oo la kala calaf qaaday ayaad weli hadal hayaan.
    Doqonimo+waali=allow Sahal umuuraha🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣

  3. Beenta kaadhdhka gareen meesh ma dalwad baay ka yahiin 4 Farmajo soo walaey awoodey ku xidhi karaan qof shcbi ah sow qof wlaba reer kama dhalan sheekada dad baay qabteen kaa soo soacanmayso been sheeg lakiin wax been u dhaw sheeg

  4. Waar nimanka qabqabta idoorka dhooh naanta waa lagu yaqaan oo maquustaane.
    Maanta miyaanay xaashiyo wax ku dooranayn , mise kaadh qaxoontigan bay naf Biden.
    Yeelkadeede buufiya cayayaanka.

  5. Khaatumo news oo diintii Islamka ka Been ka sheegtay ah Been ku dhaarasho iyo Been ka sheeg dad iyo dal Islam ah Somaliland Kaarbaash danbiga Aad gashay Miiska ayuu saaran yahay-

  6. Idoor waa doqon aan samirka Aqoon garan maayaan labadaada megaalo iska iimaanso waa burco iyo hargaysa wax kale ku soo qaadi mayside

  7. habar dhali wedey aleelo ku waalatey, waa 10 kaadh oo bug ah kkkkkkkkk kkk, waar cid kuu joojin meyso ha Warren iska waalo….

Comments are closed.