Deg Deg Daawo:ciidanka puntland oo gacanta ku dhigay Kaadhadhka codka SNM

8 Comments

  1. aniku markan sidas maqlay ayan lahadlay mesha ushekayo bal se waxa la ishekay inay been yihin waxasu

  2. Khasaare news waa xaarkiisa kama kace. Waxa ugu liita qof ciil wayn qaba oo hadana saxar yarna qof wax yeeli karin.

    Cuqdad iyo ciil ayuu gudka la galayaa.

    Somaliland walaahi aanad waxba ka qaadi karin, cagta ayaan ku marinayna waliba kugu dul ciyaarayna, duli foqal duli.

  3. Nacasow dabkaa be不不不不不

  4. Horta qofku xaq ma uleeyahay innu reyooda,hadii uxaq uleeyahay waa dimuqraadiyaday,ictraafkooda ha ku riyoodaanay iska dhaafafa!!!!
    Dhulbahante,Gadabiirsay iyo warsangaleyna waxaan leeyahay dhaniina guud ujeesta oo gunimada ka xoorooba!

  5. Kaadhadhku miyaanay aheyn kuu beri hore la qeybiyay? Kkkkkk

  6. Puntland maxaa idiin diiday inaad koobi garaysaan dimoqraadiyaada Soomaalilaand ileeyn wax walbo waxaad ka koobiyeesaan Soomaalaand. Xataa magaca Puntland waxa iska leh Soomaalilaand, bal googleka ka fiiri dhulka punt waa dhulka Soomaalilaand. Cabaadko joojiyo waa la ogyahay in dooorashaada ka dhaceeso soomaalilaand dhan marka laga reebo tuulo la dhaho laaskoray.

  7. Shabuugii Somaliland oo idin duljooga yaad been ta iyo qiyaaliga isu maaweeliya Nacas fooqal qaatumo qurun news labo Cisho ka dib pasku wuu xidhmayaa

Comments are closed.