War Deg Deg Ah:Ciidanka khaatumo labo Weerar ka fuliyay Gudaha Laascaanood iyo duleedka Magaalada

Ciidanka dib uxoreenta gobolada khaatumo ayaa caawa ka fuliyay Weerar culus gudaha Laascaanood weerarkaas lagu beegsaday mid kamid ah xafiisyada horgalada snm ee usharaxan Golaha wakiilada snm.

Weerarka ayaa lagu beegsaday goob la isugu keenay dhoocilo iyo ciyaal loo xidhay calanka isaaq kuwaaso tumanaya heeso,

Inta la og yahay hal qof ayaa dhaawac soo gaadhay intii kale kabo la aan ayay kaga caraaren .

Weerarka labaad ayay ciidanka khaatumo ka fuliyen duleedka Laascaanood gaar ahaan meesha loo yaqaan laasocurdin halkaas oo lagu beegsaday gaadhi waday qalab snm ugu talo gashay ololaha doorashada,

Ciidanka khaatumo ayaa guud ahaan la wareegay gaadhigii iyo qalabkii uu waday Sidoo kale waxaa dhaawac soo gaadhay labo kamid ah dadkii gaadhiga lasocday.

Ciidanka khaatumo ayaa wada hawlgal xoogan oo ka dhan ah horgalada Dhulbahante ee isaaq u ah daba dhaqayaasha

5 Comments

  1. Wadada waa muhiim dabacayuunka waa inlaga sifeeyo

  2. Ninyow yaab baan arganey hada dhoocilo iney caay tahey ma ogaa bal isaaq iska caay caaay lakin hadey jjrtaab warkaaag kkk oon jirin dhoocil waa cay af qurxoon ma ahaa lakim meel ciidmada khatrat sheegysaa so galeen ee haal oqf ku dhaawacmey isdey ku dhacdey in waxxna ku dhintaa inti iwaqtigoda gely aheyd dhaawacana ka baato kolaka ciiidan xoreyn k kbaa soo weeraaemeel iyo haal qof baa dhawac ah dee walaaale waa xagii reer barigii isma qabo si warku run uga eekaado abdi dhimashada iyo dhawcaa hadaad donto qabiilak aad nacbatey ka wada dhig

  3. Ciidanka Qaranku

  4. Waa in u Cuudanka Qaranku dalka ka sifeeyaan ciyaalkan dumarka iyo carruurtii Sool naxdinta ku dilay dabeetana la iigu soo xareeyaa iyaga oo dircyo qurux badan wata Mandheere, si aan halkaa uugu cuno. Maamulka sare ee Jeelka Mandheera.

  5. waar unadda islaamka ah beenta ka daaya , waxba u tari maysaniin e . oo dhibta ka daaya khayr uma soo wadaaniine !

Comments are closed.