Deg Deg:Ciidankii Gedo Oo Dib loo Soo caliyay Arrimo Culus oo Soo Kordhay.

Dawlada soomaaliya ayaa dib uga soo calisay Gobolka Gedo qeybo kamid ah ciidankii ay gaysay ee Maamulka Axmed Madoobe Kula dagaalamasay.

Degmada Doolow ee Gobolka Gedo waxaa maanta dib looga soo caliyay Boqolaal ciidan ah oo dawlada soomaaliya halkaas geesay sanado ka hor,

Qorshaha dib uga soo calinta ciidanka Gedo Ayaa kamid ah dib u heshiisiinta Dawlada iyo maamulka Jubaland iyo Qorshaha cusub ee Raysal wasaare Rooble.