Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare waxeey halkaan ku soo bandhigayaan magacayada jaamacadaha dalka ee ka gudbay wajiga 1aad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diwaangashnaa Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo tacliinta sare.
Hadaba, jaamacadaha aan ku jirin liiskaan waxeey heli doonaan fursad labaad oo ay ku soo buuxiyaan dhaliilahooda.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!


Guddiga ayaana sida ugu dhaqsiyaha badan ula soo xiriiri doono jaamacad walba oo martay qiimeeynta

Comments are closed.