Maamulka Isaaq oo laascaanood ku Xidhay Dumar Umullo ah iyo Ragii Qabay oo Madax Furasho lacageed la Weydiiyay,

Waxaa Ka taagan maagalada Laascaanood Xarunta Gobolka sool dhacdo yaab leh oo maamulka Beesha isaaq kula kacen Dadka deegaankaasi.

In ka badan 70 Dumar ah oo u badan umullo iyo Xaaslayaal iyo Gabdho aan curan ayaa ka buuxa jeelka laascaanood,

Dadkan ayaa la xidhay 18 may maalinta qashinka gobolada SSC iyadoo maleeshiyada isaaq ku xidhen sidee ayaad u xustan maalinta qashin oo aad u xusi weyden maalinta Isaaq ka goostay Soomaaliya,

70-ka dumarka ah ayaa markii la xidhay waxa ka daba tagay Ragii qabay iyo ehelkoodii kuwaaso markay jeelka ugu tagen maleeshiyaadka SNM usheegen in qofkiiba lagu sii dayn doono $-100 Dollar oo ganaax ah,

Dhacdadan ayaa ah mid muujinasa heerka hoose ee dadka gobolkaas ku nool marayaan in Dumarkii inta la xidho kii qabay ama dhalay lagu dhaho bixi laalush.

jidh dilka iyo Qaawinta dhirbaaxada Bahdilka gabdhaha lagu sameeyay waxaa loo raaciyay laaluush waase ayaan daro iyo damiir xumo meeshii ugu danbaysay oo dhulbahantaha laascaanood maraayo,

14 Comments

  1. Wax waalan baad tahay! Hhhhhhhhh

    Waar hooyooyinka laascaanood magaca haka dilin uskag yahow, adigu miyaad jeclaan lahayd in hooyada la magac dilo? Adeer ka daa cayda hooyooyinka reer sool dhimir yahow! Hhhhhhhhhhhhh

    Kol kol waalidaadu way iga qoslisa oo qadiyaduba waxay ka noqotay in dumar ka jidhkooda lagu dacwad tago oo qadiyad looga dhigo khaatumo waar dumarka abti baanu u nahaye hanaga ceebayn ceebays yahow. Hhhhhhh

  2. magalada dhisantay ee sii dhismaysa ee qurxonatay building iyo garonada quruxdabadan samaysatay aya qar caqligodu lito oo an horumar ay yelato iyo in ay dhisantoba an jeclayn umada kudhaqana lakala dakalamo sharafta iyo horumarka ay samaysanayan inanyar oo an maskaxdisuba kufilayn umada nabada ku dhaqan dhibato iyo nacnac ula imanaya runta sheek meshu wa mamulka lascaanod oo in ay wax qabsadan raba xaran weyan ribadu

  3. Oo adeer maxaa loo xidh xidhay hadayba is nadiifinayeen warkaasi waa been abuur dadka qarayna waa dad buka oo naxli iyo nacayb ku jiro waa gunimo inaad been iyo waxaan jirin ku dagaalantaa hadii ilahay ninkaa kaa dhigay dagaalan oo wax dil qadiyadaadana ka badheedh lakin inaad been iyo naxli meel lasoo fadhiisataa waa kugu gunimo iyo dulinimo ilaahay baa mahad iska leh

  4. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  5. Axmed laari cuqdad isaaq baa ku saqiirisay adiga iyo qabiilkaad ka soo jeedo ayuun baad wax u dhintay waana surnaanayaa calankaasi laascaanood ilaa iyo intaad u qarxaysid sida banbaanada

  6. Ninka qoray warka noocan ah maxaa naxli ka buuxa ilahay ha ku soo hadeeyo !

  7. Khiyaali news.
    Qaran iyo isir naceyb baa meel walba kula gelaaya.
    Dhegahii ilaahey waaniyo ayuunbaa waano qaata.
    Caafimaad ayaanu rabbi kaaga dalbeynaa!!

  8. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    HADDAAD BEEN SHEEEGEYSID BEEN RUN U EG SHEEG
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  9. Dadka webkan qoraa isma akharistaan miyaa ! waaba dad ma xishooda yaal ah , Been sheeg oo been run eg sheeg

  10. waar ceebta iyo xumaanta aydin wareejinaysaan ilahay ka yaabo iska dhafa , Laascaanood anaa jooga belo kama jidho , Sawirkan aa soo dhigteen waa sheekadii gabartii cunugta yar ku bahdishay Hargeisa ee la xiray subxaanaAkkah

  11. Hadhaagii Afwayne beenta kama waynaadaan.

    Wax horimar ah oo been ku gaadheen ma jirto. Bil cakis, ilaahay dib ayuunbu usii celinayaa. ileen beenaale ma aflaxo.

  12. wuxuu is leeyahey taaga sucadda Somalind ka dil ,adeer Somaliland 30 sanno jir Weeye .ee ha wareerin.burushka xaarka leh meelahaa la tag.
    viva Somaliland.

  13. Ha la xidho Anaga ayaa ah dagaanka laascaanood lana safan Somaliland waa Qaran inta Qashinka ahna Jeelka yaanu kuhayn laascaanood Haray ayey u soconaysaa waydhamaatay NaacNaacdii iyo Ubad mardanbe waxbarashada looga ciyaaro Somaliland Guul maanta dadkii ku taami laha casimada Somaliland loo soo raro laascanood

Comments are closed.