Deg Deg:Dawlada Somalia kala Baacisay Isaaq Muqdisho ku Qabsanlaha 18 May,

Ciidamada amaanka Dawlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa kala baaciyay Dhalinyaro beesha isaaq ah oo muqdisho ku qabsan laha Xaflada 18 May.

Ciidanka Dawlada soomaaliya Ayaa kala baaciyay kooxdaas oo doonaayay in ay Muqdisho ku xusan Maalinta 18 oo maamulkaas SNM u ah maalintii ay kala gooyen Dalka ama iyagu sida ay aaminsan yihiin ka goosten soomaaliya.

Sidoo kale Mqudisho ayaa lagu amray ciidanka in ay ka reeban qofkasta oo sita calanka maamulka SNM,

8 Comments

  1. Dadka somaliada ugu caqliga xun waa reerka isaaq ladhaho
    Calan been ah intay sameysteen bay hadana dowlad baa nahy kulahaa maamul goboleed gobolada waqooyi weeyaana kaaga siidaran cuqdad iyo xaasnimo baa lagu shubay ( daarood ame hawiye) kolay somalianimada kaaga dhow doqonow

  2. Xamar iyo Hargeisa waa isku mid, annaga ayaa leh, waad ogaydeen 1991 markii Daarood la dilayey, nin Isaaq ah lama taaban, haddaanu gadaal ka noqon Dhulbahante, Xamar annaga ayaa leh, Farmaajo qaxooti waxba noogama diidi karo,

  3. Farmaajo ha u adkaysto waliba sidaasu ku yahay nabad villa somalia hadaynaan ugu galin! Hhhhhh

    Midnimu ku washay, kolka qofku haduu ku nabad galin gurigiisa ugu tag oo kula soo dagalam weeye.

    Waxaan xamar ugu qabsanaysa 18 may wax kale maaha inaan farmaajo iyo wixii la socda ee riyo maalmeedka ku jira runta u sheegno tusno halkay naga joogto midimaduu ku riyoonayo waabu ladan yahay hadaan cod baahiya loo saarin heestii xidigaha geeska ee ahayd midnimada dhimatuu kusii dheganye dhegaha ugu rida inaanay dhacayn! Hhhhhhhhh

  4. ala ha unaxaristo ee siyad cabdulle xassan aya marka laka cadhay siyo dadka waxa u ku habari jirey sida an ka maqlay isaq iyo ogaden iyo harti marexan iyo midgan ku tali horta awal war loma hayn lakin manta maha shalay way dhamatay waxasu jabuti oo dawlad la yaqano ah aya nac nac in lala sokalo solmaliland iyo somalida wax qabsanaysaba kaso horjeda in nabadoda iyo horumarkodaba laka dumiyo

  5. Laga bareyba laga badi

  6. WAAR CALANKA TAWXIID BAA KU QORAN EE DHULKA KA QAADA, TANI WEY DUUSHAYE…KK

  7. cajiib niman leh somalidu waa cadoga somaliland hamar ayeey shaqada ka soo donta hadaa araggtii xafiisyada dowlada ayaga ka wada shaqeeya nicmada ay ku hastan xamar hargeesa ku haystan war xishooda inaad tiraad somali waa cadowga koowaad itopianawaa walaal qaaliya muslimka gaalo caka jeclaan

  8. 😂😂 walaahi waan qoslay , miyey waalanyihiin caasimadii dalka bay rabaan inay jahwareeriyaan

Comments are closed.