DAAWO::Muuse Biixi Oo Si Ciil qab Leh u Hadlay

Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay yihiin Cadawgooda koobaad, isla markaana dhibaato badan ku hayaan.

Muuse Biixi oo hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 18-ka May ayaa sheegay in Caalamka dowlada kaliya ee kasoo horjeeda Qaranimada Somaliand ay tahay dowladda muddo xileedkeeda uu dhamaaday ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

“ Waa nasiib darro waa cadaawad aan meel loo dayin, Somaliland hadaan nahay waxaanu leenahay war anaga soomali iska dhaafee Adduunkoo dhan ayaan ka rabnaa in nabad lagu wada noolaado, balse Soomaali  waxaa noo kala soocan danaheena ayuu yiri” Muuse Biixi.

3 Comments

  1. Khiyaali new.
    Ciil qab ayey kaaga dhegtey.

    Doqon iyo nin liitaa dhaqso u ilaaba dulmigii iyo xasuuqii maatida loo geystey.

  2. Miyaad amaanaysaa mise waad caayaysaa !?

  3. Ninkan ciil 10000km uu u jiraa ninka ciilani waa ninka soo dhiga qoraaladda ciilan , Muse nin banaan degay !

Comments are closed.