Waxaa si habsami leh hadda uga bilowday Degmada Widhwidh ee Gobolka Cayn Xusitaanka Maalintii Nadaafada Gobolada SSC 18 may si toos ah ayaa qashinka looga uruurinayaa Xaafadaha iyo shaaracyada Magaalada Widhwidh.

Deegaanka SSC guud ahaan degmo Tuulo iyo Gobolkayaa saaka aad looga dareemaya maalinta Nadaafada Gobolada SSC.

Dhannka kale Qurba joogta SSC ayaa iyana goobkasta oo ay ku sugan yihiin ku xusaya maalinta Nadaafada Gobolada SSC

6 thoughts on “Daawo:Maalinta Qashinka 18 May oo Degmada Widhwidh si weyn looga Xusay,”
  1. Cuqdad Iyo ciilqaba ba’ay ! Waa qabiilka Somalida ugu maskaxda xun laf cad bay Toobin ku hayaan iidoorku

  2. Cuqdad Iyo ciilqaba ba’ay ! Waa qabiilka Somalida ugu maskaxda xun laf cad bay Toobin ku hayaan

  3. Wax aad xumaan h haystaa wanaag kuu noqada 18 may Nadaafad baabey ka qaadeen kuwa buka ee naceb 18 ma. illahey uga maad naqaaa 18 may idin dhaliyey

Comments are closed.