Dagaal Culus oo Baraha Bullshada ku Dhexmaray Ciil- Qabayaasha Isaaq iyo Bulshada Gobolada SSC, 18 May,

Waxaa Baraha Bulshada ka socda olole xoogan iyo dagaal u dhexeeya Beesha ciilka qabta ee Isaaq iyo Darawiishka Gobolada SSC.

Dagaalkan Ayaa salka ku haya Maalinta 18 May oo Beesha isaaq u Dabaal dagan maalintay ka xorooben Taliskii daarood ee Maxamed Siyaad Bare, Halka Bulshada SSC ee darawiishta dhulbahante iyo warsangali u asteeyen Maalintaas 18 May maalinta Nadaafada Gobolada SSC.

Deegaanaka Buuhoodle Laascaanood Ceerigaabo waxaa ka socda olole xoogan oo loogu diyaar garoobaayo Maalinta Nadaafada ee 18 May oos aacado kooban inaga xigan

Dhanka kale Beesha ciilka qabta ee iidoor iyana waxay kawadan Burco iyo Hargaysa u diyaar garowga iska oohinta maalintii ay ka hoos baxen Taliskii Daaroodku hogaaminaayay 20 sano ee Maxamed Siyaad Barre.

Baraha bulshada sida Facebook waxaa ka socda olole xoogan oo ka dhan ah 18 May kaaso bulshada SSC ku hafiyen Ciil qabayaasha Isaaq.

10 Comments

  1. JAADHI WALE, MIDGIHII SHAQO LA,AAN BAA KU DHACDEY KKK,,

  2. GEESI GEESI DHALYO DARWIISHA KHASHINKA ISKA FOOGE CUDURA XUN AYAA LAGA QAADA

  3. HADDII REER SSC NOQONOYAAN DADKA QASHINKA WADDANKA (JAADHIWADAYAAL) KA GURA WAA LOO BAAHAN YAHAY EE SOO DHAWAADA, KAALAYA DHAMMAAN MAGAALOOYINKA SOMALILAND OO GURA QASHINKA, LACAGNA KA QAATA, SAA MEELAHAAD SHEEGEYSAA MALAHA QAHSIN BADAN OO LA QAADO, WAA SOOL KULUL, BIYO DHANAAN.
    OGAADA QOLADII GABOOYE EE QASHINKA GURI JIREY IDINKEY IDIIN DAAYEEN.

  4. Galaska xooga badan ee difaaca khaatumo
    Xalay inay laascanood xoreeyaan bay ahyd markii idoorku isku mashquul sana
    Way iyo way waa ino sanadka danbe.
    Qashinkana waanu guraynaa dhulkana waanu xoraysan

  5. Khiyaali news.
    Ciil qabe ayaad ku cey uga dhigtaa dadka qaar .
    Doqan iyo nin liitaa godabtii iyo xaqdaraadii laga galey ciyaar ku ilaaba.
    Cafisna ma ma jiro ilaa iyo maxkamada qaranku ay kuwaas dal dalaad ku xukunto

  6. KHasaare News,

    Xafladda ka dib dhawr xashiishka naga gura ayaan u baahany. Kuwii xashiishka ka shaqayn jiray u sheeg.

  7. Subxanallah naxliga iyo cuqdada ninkas shubayo eega kkkkk ilahay bad ledahay nio ama xashiish gur amanaso caay ikhtiyarka idinka leh viva qaranka jamhuriyada Somaliland

  8. Hadhow ha caban,
    Halka midgaha ayaad galaysaa mustaqbalka dhow, Haddaba adaa doortee Hadhow ha caban. 🤣🤣🤣

  9. Hadal wax ma taro boowe.

  10. Inta qashinku ku jira xanuunki ku jirakkkkk

Comments are closed.