Daawo:Maxaa Caawa Hargaysa Ka Socda 30 sano Oo Cuqdad iyo Ciil-qab Ah,

6 Comments

  1. DHULOOS HAMBALYO MAALINTA QASHINKA.
    BUUHOODLE, WIDH WIDH, TALEEX, IYO MAGAALOOYIN KALE OO BADAN AYAA MAANTA LA NADIIFIYAY OO QASHINKII LAGA FURAY.
    HAMBALYO HAMBALYO HAMBLYO

  2. Khiyaali news!!!!

    Dad danahooda u dabaal degaaya kuna faraxsan jiritaankooda iyo dad nimadooda ciil iyo cuqdadi wajigooda kama muuqato.
    Ee ka yiri maxey ugu dabaal dagayaan maalintey iga tashadeen ee ay iga hoos baxeen kaa saa xanuun iyo ciil xumi hayaa. Waa sidaasoo abad ah Somaliland horey u socotaa, ama diid ama sakaraad noqo.
    Rabi caqli ha ku siiyo.

    ..

  3. WAXAA CIIL IO CALOOL XUMO KA BUUXDAA QORAYAASHA IYO TIFAQTIRAYAASHA MAREEGTAN OO UU KA BUUXO XANUUN LA YIDHAAHDO IIDOOR,
    MAREEGTA UGU AFKA XUN MAREEGAHA LAGU QORO AFSOOMAALIGA
    DAMEER AAD SAARANAHAY DHUUSADIISHU WAX MA KU YEESHAA?
    MAYA
    WAXAY RAADINAYAAN WIXII AY FAQASH KU QABEEN OO LA WAAYEY, WAXAY LA CAQLI YIHIIN FARMAAJO.

  4. Somaliland Faqash aakhiro ayay u dirtay. Dalkeedii waa dhisatay. Ciil cidna uma qabno.

    Kuwa calool xanuun la dhimanaya waa Faqash-ka-hadh.

  5. Waxa ciil qaba nin aan waxba haayn !

Comments are closed.