Waxaa Magaalada Jabuuti ee Caasimada dalka Jabuuti Maanta ka dhacay Xaflada Caleema Saarka madaxweyne Ismaacil cumar Geelle.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Madasha waxaa ka soo qeyb Galay Madaxda Afrika iyadoo soomaaliya uu ku matalaayay Raysal wasaare Rooble.

Ismaacil Cumar galle oo Dagaal siyaasadeed ka dhexeeyo Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa si ku xumeyn ah u marti qaaday Horjoogaha SNM Muuse Biixi cabdi.

Hadaba Caawa Waxaa isku arkay Kulan albaabadu u xidhan yahay Raysal wasaare Rooble Madaxweyne Ismaacil cumar geelle iyo Horjooge Muuse Biixi.

Kulanka ilaa hada Waxa looga hadlaayo iyo arrimaha uu daaran yahay wax war ah lagama helin balse kulan gaar ah ayaa u socda Raysal wasaare Rooble.Biixi iyo Madaxweyne Geelle.

Comments are closed.