War Deg Deg Ah:Weerar Ka dhacay Laascaanood iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Bunbo gacmeed ayaa lagu weeraray mid kamid ah gaadiidka maleeshiyaadka Jabhada SNM kuwooda loo yaqaan booliska xili ay marayeen mid kamid ah xaafadaha magaalada

Waxaa jira khasaare xooggan oo soo gaadhay maleeshiyaadkii SNM iyadoo dhaawacooda loo qaaday cisbitaalka laascaanood waxaa kaloo burbur xooggan soo gaadhay gaadhigii booliiska.

maaha markii u horaysay ee weerar noocan ah lagu qaado maleeshiyaadka booliska magaalada Laascaanood.

11 Comments

  1. Reer Laascaanood Iska hor wareejiya maleeshiyaadka Hargeisa iyo Gabileey ka soo duulay….waa xaq inaad cirdigiinna iyo sharaftiinna ku dhimataan …….Horgalayaasha kuwooda magac leh dila, waayo khatar bay ku yihiin jiritaankiinna iyo nasabnnimadiinnaba

  2. DADKA QAAR AYAA DAGAAL U HAMUUN QABA, WAXA QURUX BADAN INEY ARKAAN DAGAALKAAS, OO SIDII HADRAAWI SHEEGEY OGAADAAN INEY SUURTO GAL TAHEY
    GAADIIDKU WAA NAXASH, GADHAHAYUHUNA WAA MAWD
    WAXA GEEDDI LAGU DEGEY GODADKA IYO XABAALAHA, DHULKA HOOSE LOO GUUR, MARKAAS AYAAD MIYIRSAN

  3. Aqoon darada iyo Damiir la,aanta kuwa aan ILLAAHAY Aqoon- ee aan danta iyo muraadka ka lahayn, Duruufaha Caafimaad, Dhaqaale, Nabad gelyo, iwm, ee ku xeeran shacabka somaliyeed- meel kasta oo ay joogaaanba,
    Gaar ahaa shacabka ku dhaqan Gobolka Sool.

    Weligoodba ha iska cabaadaan

  4. Laga soo bilaabo 2013 – 2021 Lascanod- Horumarka ay gaadhay waa from 5% to 90%.
    a- Nabad-gelyada iyo Amniga guud (from 0% to 90%)
    Dhinacyada Ganacsiga- from 2013 to 2021- (Up 75%)
    b- Horumarka iyo kor kaca dhaqaala (80%)
    c- Horumarka wadooyinka, buundooyinka, Biya gelinta, caafimaadka, waxbarashada, iyo kaabayaasha kale (from 20% to 95%).
    d- Guulo horumar laga sameeyey oo kale ayaa ka jira LasAnod
    Hadaba waxaas oo horumar ah waxaa gaadhsiiyey Lascanod oo ah in loogu mahad naqo, KOW- ILLAAHAY, Labo shacabka reer Sool iyo Saddex- Dawlada Somaliland.

    Ciddii horumarkaa Lascanod gaadhay diidan- waxay ILLAAHAY la hortegayaan iyagaa og.

  5. Khiyaali news.
    Waa kuwa neceb horumarka iyo nabadda iyo wada noolaanshiiyaha umadda. kuwa wax weeraraaya bishan barakeysan ee ramadaan.

  6. HAL MAR CAGTA HALA MARIYO LAASCAANOOD, WEY FADHIYI WEYDEE..KKKK

  7. Ninkii dila nin hoorjooge ah ame isaaq ah janada ayuu galayaa waayo muxuu doonaayey ileyn dhulka hooyadii male ha wax somaliland ladhaho anagu mana qaan waxaa aamisanhy jamuuriyada barakaysan ee Soomaaliya qabiil wuxuu qabiilkale uugu soo duulay waa khalad

  8. Dulbabantow casimadiina nabdeeda adkeeya oo dadka nabad galyo xumad aka wadaa ika qabtaa hadii kale Maglo noqan mayso qofka diidan somaliland xaguu ku wadaa laascnood ma koonfur laascanood intey jirety maantey ugu weyntey oo ledahey wadooyon badan dhaqatro jamacad schoola badan nabada ilaashada Framajo oyaanu idin walin koonfur buu waaley

  9. Laascanod uma baahna horgalada iyo cadowga idoor amaba qudhmis

  10. Hada tahay reer laascaano ninka dhahaya lascano Buuq uma baahna war nin yahow waxaad Toosh ku maraysaa wado mugdi masas badan ee kasoo laabo waxa burco wayday cidna laascaano siinmayso
    Waa iga talo
    Nin ceerin cunay wuxuu sugaaba calool qurun

  11. Lascanod uma bahna qaswadayal iyo dad khasare u jok ah wana magalo nabada oo dhismaysa dhisan tayna oo hore umartay kuwa khatilinta ah ee an waxbana umada usosidin ee aqlixumada kadhexwada wa in ay reer lascanod gacan biir ah ay iskaka qabtan kuwaso an cidna naf uhayn

Comments are closed.