War Deg Deg Ah:Gantaalkii shiinaha Ka Fakatay oo somalia Hada maraya

Waxa hada warbaahinta caalamku shaacisay goobta uu maraayo gantaalkii ka fakatay shiinaha.

Sida u shaaciyey Sky News gantaalkii ka soo fakaday cirbixiyeeenada Shiinaha ayaa Saacadihii Ugu Dambeeyey ku aadana Somaliya Falaadha telefeeshinku Muujiyey aayaa ku aadan Xuduuda dhanka itoobiya ee gobolka hiiraan gaar ahaan Nawaaxiga dhanka Somaliya ee degmada feerfeer

90kii Daqiiqo Oo Kasta Ayuu Aduunka Oo Dhan Ku Wareegaya Xawaaraha Uu Ku soconayo oo aad u sareeya awgeed wararka ayaana sheegaya in gantaalku bari ku dhici doono halka u ku beegan yahay Daqiiqada igu dambeysa soo dhici taankisa

1 Comment

  1. What’s up, of course this article is actually nice and I have learned lot of things from it regarding blogging.
    thanks.

    my site :: Infrared Sauna

Comments are closed.