Muuse Bixi oo Dagdag U Fasaxay Sarkaalkii habar Jeclo Kadib Hanjabadii Boqor Buurmadow,

Dhawaan ayay ahayd markii Boqor Buurmadow shaaciyay in hadii uusan Muuse Biixi Dagdag usii dayn Sarkaal Habar Jeclo ah in somaliland Qiirqiir galayso,

Kornayl Jaamac Doolaal, oo dhawaan Maxkamadi ku xukuntay laba sannaadood oo xabsi Ciidan ah ayaa maanta Xabsiga laga siidaayay.

Gabadh Uu Dhalay Doolaal oo lagu magacaabo Ubax Doolaal, ayaa Warbaahinta u xaqiijisay in aabeheed hada helay Xoriyadiisa

2 Comments

  1. Hi there to all, the contents present at this web page are truly remarkable for people experience, well, keep up the
    good work fellows.

    Also visit my webpage; gdcc.greyserv.net

  2. Waa iska dig dig

Comments are closed.