Waxaa Shil naxdin leh Ka dhacay Deegaan kamid ah Gobolka Caayn maanta shil-kaasi oo Qalbiyadda Dad weynaha Gobolka cayn taabtay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Afar wiil oo walaalo ah ayaa hal goob kuwada dhintay kuwaaso hada lagu aasaayo deegaan kamid ah gobolka cayn oo ka tisan Buuhoodle.

Degmada Goljano ee Gobolka cayn waxaa ku dhintay Afar wiil oo walaalo ah kuwaaso ku dhacay Barkad biyaysan.

Geeridan Naxdinta leh ayaa sababsatay Baraag biyaysan oo Afartaas wiil ku wada dhecen