War Deg Deg Ah:Jubaland oo shuruud adag ku xidhay Shirkii Farmaajo ku baaqay

Iyadoo dhawaan madaxweyne Farmaajo shaaciyay in uu ka laabtay mudo kordhintii islamarkaana ugu baaqay madaxda maamulada inay isugu yimaadan shir bilaa shuruud ah ayaa warkaasi waxaa markiiba qaadacay puntland iyadoo hadana jubaland ku darsantay.

Jubbaland ayaa iyana shuruud ku xidhay ka qayb-galka shirkii uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo. Shuruudda Jubbaland ayaa lamid ah tii Puntland oo ah in ay gogosha wada-hadalka dhigto Beesha Caalamka.

“Maya, kama soo qayb galeyno, horayna nooguma yeerin, markii ugu dambeysay ee uu noo yeerayna waa taan diidnay, mana u aqoonsanin inuu madaxweyne yahay, waqtigiisuna wuu dhammaaday, sidii looga soo qeyb galayay ee beesha caalamku noogu wada yeereysay haloo wada yimaado.” Sida waxaa yidhi-Wasiirka Warfaafinta Cabdi Xuseen Sheekh.

7 Comments

  1. Khiyaali news.
    Sidaa ha isaga daba meereysato abidkeed.

    Ninbaa laga hayaa “” walee reer aan aqaanaa weligii ma guuro””

  2. Wax kablalax la yidhaahdaana ma jiraan waa been ay khuraafaad ay halamashku ku shaqaystaan oo ku meel gaadhaan kuwii boqolka isugu xidhnaa tlpf loo dhiibi jiray yey ahaayeen afbiijo yidhi ogaadeen oromo afsoomaaliga baratay

  3. Addeer anagu halamash iyo iidoor wagaash midna ma rabno qaranimo soomaaliyeed baanu rabnaa wadankoo dhan masuul ka ah waxaa ka taliyaana waa kooxo argagixso iyo hadhaagii tplf oo fekerkoodii xambaarsan in ummadda soomaaliyeed la burburiyo federaalka qabiilaysan ee burburka ahna waxaa keenay tplf kuwa garoowe xukumaana aaran jaan argagixiso ah iyo faroole oo hadhaagii tplf ah kuwaa anaga ha nooga sheekayn iidoorna waa hadhaagii snm oo ku shaqaya fekerkii mingistu iyo tplf gacsaarna la leh alshabaab

  4. Waxaan yaa qora qof xun oo edeb daran magaca dhulbahantena sita halamash majeerteena u shaqaya oo dugaag ah baa qora

  5. sax farmaajo iyo
    midkale oo madax weene noqdaa faderaalka wuu ladagaalamin xasan shikh suu u dagaalamay berikii kismaayo maamul loo sameeynaya sabaatu waahunguri xumo iyo se dabqyo u dhista shilingii calmka laga helo xamar lagucuno qofkii juuq yiraada waa qarandumis manta hadii xamar lagu kala yaaco wadanku dumy maayo waayo casumado kale ayaa jira iyo melo loo cararo fadaraalka puntland ku dhegantahay waxay ku oran wa badbaadayada xamar wixii boqlka sono tacbey mood iyo maal xagee mareen

  6. Wada kasta oo Farmaajo daaqada kaga baxayo waa in la sameeya, Farmaajo isagaa dagaalka ku bilaabay Puntland iyo Jubbaland, ilaahay wuxuu tusay Kablalax iyo dhulkooda, Farmaajo wuxuu intaa u ordayaa Kismaanyo inuu reer DIINI ku wareejiyo, Barre Hiiraale buu jeebka danbe ku watay waa la go’day.

  7. Ahmed iyo Deni
    Waxaa lagula taliyey dowlad fadhigeedu xamar yahay wixii magaca Somali lagu Helana 99% lagu cuno xamar , waxaa dhaanta dowlad la’aan, arinkaas anigu waa qabaa dad badan oo somaliyeedna waa qabaan
    Markaa farmaajo wuxuu damcay wixii 30 sano laga soo shaqaynayey ee ahaa federal iyo in wixii lahelo qeeriinka lagu qaaybsado
    Nin walbana qaraabto ayuu diidey
    Taasi Maya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *