Ergayga Gaarka ah ee Dawladda Qatar usoo magacowday Soomaaliya Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani ahna Ergayga Gaarka ah Qatar uqaabilsan La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhex dhexaadinta Xalinta Khilaafaadka ayaa gaaray Hargeysa (Somaliland).
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waa safarkiisii koowaad ee isagoo isku haya labada xil uu ku tagayo Soomaaliya, Muqdisho ayuu u gudbi doonaa oo uu wada hadal kula yeelan doono dhinacyo badan oo kala siyaasad ah.
Ergayga, waxaa safarkiisa ku wehliya in ka badan 10 xubnood oo kasocda Laamaha kala duwan ee dawladda Qatar.

Comments are closed.