Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Tarsan ayaa madaxweynaha soomaaliya ugu baaqay labo qodob in uu xiligan sameeyo waliba maalinta bari ah marka uu Barlamaanka hortago ku dhawaaqo,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Tarsan ayaa madaxweynaha uga digay in uu xaaladan hada lagu jiro ku si adkaysto taaso keenasa cawaaqib xumo burbur iyo wax aan lamahadin doonin oo dalkani madaxa la galo,
Danjiraha Soomaalida ee Kenya, Maxamuud Tarsan: oo Farmaajo la hadlaya ayaa yidhi “Madaxweyne Farmaajo laba waddo ayaa kuu furan;is casil ama howsha Raysal Wasaaraha ku wareeji adiga oo u tanaasulaya danta shacabka. Kuwa kaa soo horjeeda in badan oo kamid ah waxaa maalgelinaya shisheeye dan Soomaalina ma wadaan ee adiga feker”
Comments are closed.