Deg Deg Daawo:Maamulka SNM Oo Qabtay Xubno Sir Doon ah oo Farmaajo ku dhex Daadiyay Hargaysa kana mid ah Musharixiinta SNM,

2 Comments

  1. Marka Idinku Ma SNM taad la jirtaan ? oo waxaad ka xun tihiin sida Farmaajo u khiyaamaynayo? Reer Khaatumo State waad ku hadlaysaan afkooda ….Waali Cas….

  2. Khiyaali news.

    Saleebaan goor muu SNM noqdey?.
    Qaranka Somaliland afka hakala baqan.

    Mar ayaa jirtey aadan afka soo Marin kareyn SNM ood u taqaanaa mahmar,qurmis,
    kacaan diid, iwm.
    Waase ilaah xamdigii hadaad maanta ku dhawaaqeyso.
    Berina waxaa kuugu xigi doona adoo leh dowladu barakeysan ee somaliland ( wa xoogaa shilimaad ah ayaana kaa xiga)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *