War Deg Deg Ah:puntland ka Eriday Garoowe Wariye Cabdimaalik Coldoon

Booliska Puntland ayaa Cabdimaalik Coldoon ku amray in uu ka baxo magaalada Garoowe.

Coldoon oo aad wax ugu qora baraha bulshada ayaa wayadaan dambe hadalo si dadban u yiraahdo ku taageera kooxaha xagjirada ah.

Dhowaan ayay aheyd markii bartiisa Facebook ku taageerey jabsashada xabsiga Bosaaso kaas oo weerar ku soo qaadeen kooxda Al shabaab.

Coldoon ayaa hadda Garowe u yimid cunto uu sheegey inuu u qaybinayo dadka danyarta ah

3 Comments

  1. Boqortooyada reer shiekh isxaaq waa iney coldoon soo dirsadeen inuu faafiyo diinta reer shiekh isxaaq garoowe dhulbahante

  2. Boqortooyada reer shiekh isxaaq waa iney coldoon soo dirsadeen inuu faafiyo diinta reer shiekh isxaaq garoowe.

  3. Khiyaali news.
    Weyku saxsan yihiin boqortooyada MJ.
    Wixii iyo cidii nabad gelyadooda qalqal gelinaaya ha iska saaraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *