Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Oo Dagaalka Beelaha Dhulbahante Dusha U Saaray Somaliland iyo Puntland,

8 Comments

  1. Waryaa na adaa garaad Doqon yahow Noo Baa Lagu Yidhi Xayaan Dhuusa Wayne dadka dadka la dul taagan Balo ku dishay lu goosay Dhamaan Somali

  2. tan ugu fiicaan waa inay maamul samistaan la kiin puntland waa dhul harti asaga mamul leh ayuu xaq ku layihin

  3. HADDEE CAQLIGAAGU WAA KII ISMAACIIL MIRE SHEEGEY EE QABAALJA
    WAA LA ISKU KEY FUREY
    DUCFI FOOQA FUCGI, TAARIIKHDA DIB U RAAC
    WAA KAGU KALA CELIYAS
    UGAADH GOOQA UGAADH

  4. Khiyaali news iyo xertiisaba.
    Bal dhegeyso ninkaa weyn gataadka la dhigtey ee leh reero kale ayaa isku kaaya diraaya oo isku kaaya baa ba’shey.

  5. Odaygan waa iska hadlay, cudurka meesha uu yaal kamą deyin, siyaasad buu ka dhigay, markii uu hawshii uu lahaa ku fashilmay, ayuu xagga iyo xagga isaga riixayaa, nin gurigiisii loo dhaafay weeye, adeer ceel laga cabo reerka ku heshiin waayey ma xukun ay leeyihiin bay ku heshiinayaan, ninka walaalkii waaraabin waayey, ma siyaasad oo dhagar ah oo inan iyo aabihii kala disha iskuna disha bay wadaagi karaan, caqliga dadka ha caayin, Khaatumo waa reerka samaystay 3 madaxweyne oo midba mar qabto, adduunka meel ay ka dhacday wallaahi inaanan maqal, imisa maamul bay ku kala yaaceen, adeer caqliga iyo aqoonta Dhulbahante ee xalaasha ahayd waxaa hayey; prof Cali Khaliif, Generał Saxardiid Ina gugin fadhi, Qaybe, Ina Buraale, dhammaantood meeshay mareen iyo kuwo kale oo badań oo Saylici ka mid yahay waa la ogyahay, jaahilkan jaahilku dhalay, walaahi inaanu dunida waxba ka ogayn, Farmaajo iyo Mareexaan buu dunida ka yaqaan, Harti lama socdo, Kablalax lama socdo, Mareexaan waa baraar yar oo gajo hayso oo Hawiye marba ceejiyo,

  6. Walaahay garaad geesi geesi dhalay oo dadkiisii maalinba 100 wiil madax laysaga goynayo waa ugu adkaysi Badan Yahay hadaan isaga Ahaan Lahaa Dhiiga Baa igu Qarxi Lahaa ilaahay haka kor qaado Cawaan taan cawaantu dhashay bilaa taariikhda ahaa maanta waxaa hubaal Ah hadii reer ka dhuloos ismaqli lahaa oo isu hiilin lahaa oo garaad Jamaic Garaad ALI IYO GUURTIDA KALE EE BADAN EE XALAASHAA AY KUDABA FAYLI LAHAAYEEN SIDA QABAAILADA KALE EE SOMALIDA TAARILH XUMADAAN KUMA DHACDEEN ONLY WAXAA HALKAA DHIGAY DHUUNI QAATE YAAL LAGA QABAN WAAYEY TOLKOOD KOW IYO CADOW UKALA WAR QAADAY OO ISKU GARAACAY IYAGII WAXAAN XASUUSTAA DAMIIR LAAWE INDHO INDHO IYO SALEEBAAN GAALKII II DOOR OO KULEH WAR INDHO FUTO INDHO FUTO KAC OO NOOGA WARAN TOLKAA IS XASUUQAY OO HADANA LEH WAR KAC OO KOR QAAD WARKAAS BAA NA MARAYEE !!!!!!! KUWAAS BA waa Ugaadh ahan kkkkkkkk

  7. HADALKAAS WAA XAQ DHULBA HANTOOW AMA CUUC LEEYA AMA HALAYSKU KIIN DHAMEYO WALAAHAY WAA SAXEEX HADL KAAS Jaamac siyaad SNM KABO QAAD UGAADH YAHAN FUTO LEFYO SSDF CAAWANA KAMAALA KARAASH IYO INA CANBAASHE WAATII SSC AMA KHAARUMOSTD WAA IDINKII FUTADA KALEEFAY SALEEBAAN GAAL IYO FAROOLE FAQIIR

  8. Waar garaadna maaha ee wuu na ceebeeyay balaayada sida dumarka u calaacalaya ee Dr. Ali Khaliifna kaga baxay halgankii iyo dagaalkii uu gashay.

Comments are closed.