War Deg Deg Ah:Mursal oo Barlamaanka Somalia kulan Dagdag Ah ku war galiyay

Gudoomiyaha golaha shacabka FS ayaa iclaamiyey Fadhi deg deg ah oo ay Sabtida yeelanayaan mudanayaasha Golaha, Hadaljeedin-na uu ka jeedin doono Madaxweyne Farmaajo.

Saacad ka hor Farmaajo ayaa sheegay in uu hortagayo baarlamaanka, si uu ugula hadlo arrimaha doorashooyinka ku saabsan.

1 Comment

  1. Ama u yeer ama ha u yeerin cid idiin baahan ma jirto.

Comments are closed.