War Deg Deg Ah:Galmudug iyo Shabeelle Oo ka horyimid Farmaajo iyo Mudo kordhin
April 27, 2021
Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor yimid muddo kordhinta uu Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey madaxweyne waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Labada Maamul ayaa si wadajir ah u shaaciyey in dalka laga qabto doorasho si deg deg ah u dhacdo iyadoo lagu saleenayo heshiiskii 17 September
