Deg Deg:Farmaajo Shir La Qaatay Madaxda Hawiye Dawlada ku jira Hordhigayna Labo Qodob,
Xili xaalada Muqdisho, cakiran tahay islamarkaana Dagaal culus oo saacado socday kadib magaaladu noqotay mid ay dhanwalba dhufayska ka qoten Mucaaridka iyo Ciidamada dawladu ayaa madaxweyne Farmaajo usugu yeedhay Xubnaha hawiye ku jira Xukumada.
Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidamada xooga Gen,Odawaa.Raysal wasaare Rooble Taliyaha Amniga Gobolka Banaadir Farxaan Qorane Duqa Muqdisho Cumar Finish.
Sido kale Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Madaxweynayaasha Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe.
Madaxweyne Farmaajo ayaa hor dhigay Masuuliyiintan Hawiye in ay labo qodob kala doortaan kuwaaso kala ah in Sida mucaaridki rabo la yeelo lagana laabto labadii sane mudo kordhinta ahaa Islamarkaana madaxweynuhu Iscasilo oo booska baneeyo sidaana talada ay ula wareegan mucaaridku
Qodobka labad ee Farmaajo hor dhigay ayaa Madaxda hawiye ee dawlada ku jira ahaa in ay Difaacan Dawlada oo Meel mariyan Qorshaha labada sano si guudna caasimada amnigeeda loogu soo caliyo si waa jir ah islamarkaana ay qaatan kaalintii ay kaga beegnaayen ee Hawiye nimo oo is muujiyan,
Madaxda ayaa labada qodob waxay ku noqden kuwo adag waxayna ugu jawaaben Madaxweyne Farmaajo in Markasta ay difaacayan dawlad nimada iyo kala danbaynta.
Dhanka kale Rooble ayaa sheegay in uu qaadaayo Talaabooyin lagu soo calinaayo amniga caasimada laguna dajinaayo kuwaaso isugu jira wadahadal iyo Mid ciidan,
Ugu Danbayn Farmaajo ayaa xubnahan ku canaantay in aysan ka muuqan kaalintii looga baahna islamarkaana ay ka awood iyo samayn baten Mucaaridkii ay isku beesha haayen
qoom inta badan aan caqli iyo aqoonlahayn oo cadiifad qabiil baabisey nin fiican uma baahne waxay ubaahan yihiin khaa inu wadan waana helidoonaan
ma arki doonaan soomaali farmaajo oo kale somalina inuu hogaamiyo farmaajo waxaa neceb cadowga soomaaliya waxayna u adeegsadeen khaainu wadan aan kala jecleeyn shacab iyo daltoona ee hahogaamiyeen kuwaasi shacab qabiilddilooday oo laaluush kushaqeeya cidi umataaghelikarto
Somalia marki horse ayey qaldanaayeen ee farmaajo la doortay kula xaal farmaajo–Xasan sh iyo shariifna ma doonayno hadii laga fursan waayo sh sharif ha loodhiibo dalkaan
Farmaajo intuu Kismaanyo ku mashquulsqnaa baa laga adeegtay, war ka joog baa laga waayay RAG WALAAL WUXUU KU DHAAMO LAWAA.
Farmaajo wuxuu rabo waa sax, wuxuusan rabina waa qalad:-
QAADKA ITOOBIYA WAA XALAAL, QAADKA KENYA WAA XAARAAN.
ITOOBIYA WAA WALAAL, KENYA WAA CADOW DHUL SOOMAALIYEED HAYSTA.
QADAR waa walaalo carbeed, Imaaraatku waa cadow.
Khasaare news
Farmaajo waa finish. Politically waa la khaarajiyay.
Aduunka dhan waxay go’aan ku gaadheen in Farmaajo wax uu sii xumeeyo mooye aanu waxba waanajin karin. Mid kale 4 sano oo ma-dhalays ah, 2 sano oo danbe wax ba soo kordhin maayo wakhtiga oo lumiyo mooye.
Sida owgeed Farmaajo waa u dhamaatay. Inu bustahiisa ka qaato ayuunba u dhiman.
Farmaajo waa doqon magacayagii ku ciyaaray wasakh wasakh dhalay