Ciidamo Milateri ah oo wata gaadiid dagaal Kana soo horjeeda mudo kordhinta Farmaajo ayaa goordhow si nabad galyo ah ula wareegay Kontaroolka Sheekh Cali Cabdulle oo ku yaala duleedka degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Waxaa sidoo kale muqdisho soo gaaray goordhaw saraakiil iyo ciidamo la sheegay inay kayimaadeen G/sh/dhexe.

Dhinaca kale dawlada ayaa heegan gelisay ciidankeeda siay uga hortagto dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee Muqdisho ka socda.

Comments are closed.