War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in rasaas xoogan ay bilaabatay daqiiqado ka hor sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal ah.

Dagaalka ayaa ka dambeeyey kadib markii ciidamada Haramacad ay ku baxeen Askar la sheegay inay gadood ahaayeen oo maanta qabsaday Sanco,Darjiinka ilaa fagax.

Rasaas kala duwan ayaa la maqlayaa, taasoo umuuqata is ka horimaad lamana ogaan karo khasaaraha inta uu la eg yahay.

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeday ayaa la dareemayey saacadihii lasoo dhaafay Caasimada lamana oga xaalada sida ay noqon doonto wakhtiyada soo aadan.

4 thoughts on “War Deg Deg Ah Dagaal Culus Ka Socda Muqdisho”
  1. Khiyaali news iyo xertiisaba.

    Walee reer aan ogahey weligii ma guuro.
    Sidaa isaga daba meereysta abidkiin.

  2. farmaajo caydiisa haku naar mudan brother hase yeeshe qalada badan ayuu leyaha waxaa ka midah heshii aha gobolkasta in laga keeno 3000 kuun askeri dadka madaxda u noqonyana waa inay jamcad meleteri oo 4 sano soo qaataan ma aha will yaryar garaado lagu taxo.Tankale sirtii doolada gacan uguma jirto furaha 0025 sidee doolad ku noqoon qofka madax telefonkiisa waa lala socda shabaab ayaa hesta oo mucaardka ayaa hesta dadka la taliya waa dad xoola doona

  3. AWEYS AMA QAWDHAN IIDOOR WAREERSAN ADIGA WAX KASTA AQOONSI AYAA KUUGU DARAN NEVER IN LAGU AQOONDADO ISKA MEEREEYSO.
    IIDOOR GUUSHOODA WAA QASKA IYO DAGAALKA KOONFUR.

  4. Nacalaa faqash iyo ilkayar kuyaal..see u baxsan manta..intee u ordi..kkk..laangabki police ilkayarta haystey ee dhulmahante xajaar waxuu usoo ordaa dhanka tuulada buuhodle..kkk xarmaajo waa ku baqtiyaya mesha..kk

Comments are closed.