Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Ayaa hada garowsaday awooda iyo samaynta xoogan ee labada maamul ee Beelweynta daarood Jubaland iy puntland.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhabar jabka ugu weyn ee siyaasadeed uu kala kulmay maamulada Jubaland iyo Puntland.
Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galay shr Beesha mareexan ka yeelatay Xaalada Cakiran ee siyaasadeed ayuu madaxweyne Farmaajo si cad u ugu sheegay beeshiisa in cida dhabarka ka jabisay ay tahay Daarood.
Farmaajo wuxuu sheegay in labada maamul ee hawiye Galmudug iyo Hirshabeele uu lacag badan uu galiyay si aysan marnaba uga hor imaan siyaasadiisa sidoo kale waxaa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu siyaasad ahaan ugu adeegsaday Itoobiya oo halkaasna uu meel iska saaray laakiinse labada maamul ee Daaroodka uu umaaro waayay.
Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Siyaasiyiinta hawiye ee Xamar ku sugan cid kaalmeenasa ee Muuiinasa tahay labada maamul ee Daarood
Intaas kadib Beesha mareexan ayaa u kala jabtay labo garab iyagoo qeyb tidhi la heshiis labada maamul halka qeybta kalana tidhi wax heshiis ah hala galin ilaa labada sano ku dhamaato oo aad awood ku burburisi ama ugu yaraan halka ay maanta joogan aad ka hoso marisi,
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dalbaday Beeshiisa in ay sameeyan abaabul xoogan oo DAL iyo DIBAD ah islamarkaana waxa uu xusay Farmaajo in hada xaaladu tahay mid cakiran oo culees Dibadeed iyo mid gudaba jiro.
Khiyaali news iyo xertiisaba.
Taasaa la leeyahey ha is raacdo oo ha midowdo
Farmaajo waa dooqoon meel kasta uu tagana maxkamad baa la soo tagaya