Calanka Somalia lagu buufiyay Borama

Maamulka Somaliland ayaa saaka ku waabariistay iyadoo guud ahaan meelaha ugu muhiimsan maagalada Borama lagu buufiyay calanka somalia

Magaalada Borama goobo ay ka mid yihiin Garoonka kubbada cagta, ka diyaaradaha iyo goobo kale ayaa xalay loogu rinjiyeeyey calanka Soomaaliya.

Calanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayey u hamuun qabaan Bulshada ku nool Magaalooyinka Boorama, hargaysa iyo burco.

5 Comments

  1. Samaroon waa masaakiin ee reer khaatumo waa Jactatka iyo Xafajada laga biiya si ay Saani wax u arkan

  2. Waxaan maqli jiray gudabiirsigu ninkay ka aarsan kari waayaan dhuusaday dabaylka kala maraan markaa waa iska sidaas waa caadadodii

  3. DADKU XAQ AYEY U LEEYIHIIN DAREENKOODA, QOF SOMALI JECELINA CEEB MA AHA, LKN DADKA REER SOMALILAND MAXAY KA FAAIIDEEN MIDOWGII, IYAGAA MAANTA UGU NOLOL XUN SOOMAALI, QOLODIINAN KHAATUMO QORA AYAA UGU ARAG XUN, 60 SANNADOOD KA DIB XORNIMADII AYAAD HADDA DAWARSATAAN HAAMAHA LAGU SHUBO OXYGEN, DHULKIINA OO DHAMMI MA LAHA CUSBATAAL KELIYA OO LAGU UMMULO, BIYO IMW. IDINKOO ASKAR U AHAA KELIGII TALIYIHII BARRE 20 SANNADOOD, MARKAA SOOMALIDA AAD KU HADAAQEYSAA QABRIGA HA KUUGU SHAQEYSO
    DOOFAR FOOQ DOOFAAR, MISE INAAD HAWIYE AMA ISAK KU DUL NOOLAATO AYAAD DOONEYSAA, NO MORE DAFLE, TUKE, JAAMC BULUUG IWMM XAMMIL KULEYLKA SOOLKA.

  4. Rafashada farmaajo ayey kamid tahay mar uu ciyaalka qaawiyo oo uu uxidho maro buluug ah mar uu kahadal siisiyo jaajuusinta sida buuba oo kale iyo xaaskisa mar uu ka hadal siiyo ciilqabayasha sida sheekh ku sheega borama. Jooga ee doonaya cid lahadasha ama xidha ee daaheeye yidhaahden adigu isku soo duubo farmaajo weeye oo doonaya in laga jeediyo indhaha kuso jeeda lkn waxba uu socon mayso cidna ka nefin mayso naclad iyo jab weyn ayaa uu sUgnaday kuwa tageerana niyad jab iyi ciil.

  5. Dameer aan fuushanahay waxba ima yeeli karto dhuusadiisa urta xumi,hhhhh Viva Dawladda Somaliland, No viva Faqashtay AMISOM wasto ama ilaashato ee mdaxa iskaga wada maran.

Comments are closed.