War Deg Deg Ah:-Puntland Oo 7 Qodob Ka Soo Saartay Mudo Kordhintii Farmaajo

Puntland ayaa hadda shaacisay hadda mawqifkeeda ku wajahan arrimaha ku saabsan Mudo Kordhintii y Hay’addaha DFS u sameeyeen Golaha Shacabka faderaalka 12kii bishan April.

Puntland ayaa ku hanjabtay “Haddii ay dhici weydo in dib loogu soo laabto Miiska wada hadalka, dawladda Puntland iyadoo ka duulaysa Go’aanadii Shirweynaha Puntland ee 17kii March 2020-ka, waxay ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkaba la wadagi doontaa tillaabada ku haboon ee la qaadi karo, si loo badbaadiyo Masiirka dowladnimo-dhiska Soomaaliya & Danaha gaar ahaaneed ee Dawladda Iyo Shacabka Puntland” ayaa lagu yiri qoraalkan.

1 Comment

Comments are closed.