Deg Deg Daawo:Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Dagaal ka dhex socdo

Burbur ayaa soo gaaray qeybta Laga soo dego Garoonka Caalamiga ah ee Aadan cade kadib Markii uu Dhexmaray Gacan qaad Khasaaro ka dhashay Shaqaalaha Hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Ee Garoonka ka shaqeeya Iyo Ciidama Katirsan NISA.

Waxaa Gabi ahaan istaagtay shaqadii Garoonka Diyaaradaha Adan Cade sababo ay kamid tahay cabsi Jirta oo ah in Markale Shaqaaqo kadhici karto Gudaha garoonka.

2 Comments

  1. guida biirse faqash u waashey iga dheh,oo muxuu calan faqash u tari,miyey aakhirtu mad ay iyagu keeyhiin saneystaan, waa caqligii xumaa .ee gudo biirsi iga dheh.

  2. Hawiye huutu illaa Muqdisho laga fara maroojiyo
    yaan la sugin dowladnimo soomaaliyeed. waa dad kooda u weyn iyo ka ugu yar wada mooryaan ah.

    Sharciga iyo kala dambeynta way ku xanuunsadaan

    marka dee bal adba’ !!

Comments are closed.