
Video goor dhowayd La baahiyay ayaa Muujinaya sida Cabdi Ciise Cajuun ula dhaqmay Safiya
Ciise Cabdi ciise Cajuun ayaa safiyo Geeyay meel magalada ka baxsan kaasi oo iyad u Hanjabaya, Waxuu Yiri —- meesha joogta Ma garan,waxay tiri ninyow Ma garane iga taga, kadib waxuu yiri hadii aan ku dilo Walaahay cid ku ogaan mayso, kaasi oo u sii hanjabya, Sifayo ayaa markii Ay timi maraykan shegtay inuu dhow goor U dhartay iyada, Una gaysty dhaawacyo
Ilaa iminka lama garan cid Video soo gelisay Baraha Bulshada Balse waxa uu mujinyaa dhacdo aad u xun
Abdikarim Ahmed
72 total views, 1 views today