War Deg Deg Ah Sheekh Shariif Oo Hogaaminaya ciidan Xoogan Oo hada Gaadhay Kaaran iyo Xaalada Soo korodhay

Madaxweynihii hore Sh. Shariif Sh Axmad oo wata ilaa labaatan gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa goor dhaw uguuray Xaafada kaaraan ee waqooyiga Muqdisho.

Sh shariif ayaa horay udaganaa agagaarka garoonka diyaarada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale goobo kale oo muqdisho ah uguuri doona saacadaha soocda Musharixiinta kale ee wali dagan agagaarka garoonka.

Xasan Shiikh ayaa horay uday xaafada Mariinada ee waqooyiga muqdisho.

Talaabadan ayaa umuuqata mid ay musharixiintu ku hareeraynayaan Villa Somalia.

1 Comment

  1. Khiyaali news.
    Taasaa la leeyahey ha is raacdo.
    Riyo maalmeed kaagii aad ayey u sii fogaatey???
    Yowmul kaaf ta isaga noqo.

Comments are closed.