Sanbaloshe ayaa weerar ku Qaaday Siyasiyiinta Hawiye

Agaasimahii Hore ee Nabad Sugida oo Hada Ka Hadlayo Barta Club House ayaa Sidaan Yiri:

“Kuwa Isku Sheego inee Yihiin Musharaxinta Mucaaradka Waa Dad aan Waxba Isku Ogoleen Dhaxdoodane isnaceb Goane aan Qaadan Karin ineey Dadka Lugooyaan Mooyee.

Maanta aniga Waan la Yaabanahay Cida Wax Ka Sugeeyso, Aniga Kula Hadlayo inta Fiiriyay ayaan isaga Dhaqaaqay Waa Rag Jabay oo Hadal Kaliya Kasoo Haray.

Waa Wax Matarayaal isku Heesta ineey Wax tar Yihiin.

Aniga Waxaan Qabaa in Madaxweynaha Hada Jooga ee Mohamed Abdullahi Farmaajo Talada loo Daayo ileen Wax Dhaamo lama Hayee