Hoobiyayaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo la sheegay in ay ku hoobteen Degmooyinka Warta nabadda iyo Boordheere ee Banaadir.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ilaa shan hoobiye ayaa lagu soo tuuray goob aan sidaa uga fogayn Madaxtooyada, gaar ahaan dhanka Boondheera ee Magaalada Muqdisho.
Gudaha warta nabadaa waxaa la xaqiijiyey geerida 2 qof , halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Sidoo kale Degmada Boondheere Hobiyayaal iyadaa iyaguna ku dhacay.