Daawo:Shirkada Telesom oo Lacag Badan ugu deeqday Magaalada laadcaanood.

Shirkadda ugu weyn Deegaanka soomaalida Telesom ayaa ugu deeqday gobolka sool gaar ahaan magaalada Laascaanood lacag dhan toban kun oo dollar.

Lacagtan ayaa ah mid qeybka ah iibinta Haanta ogsajiinta ee gobolka sool taaso baahi weyn ay u qaban bulshada laascaanood oo la daala dhacaysa Xanuunka Covid 19.

Shirkada Telesom ayaa kamid ah shirkada ugu wax qabadka badan Magaalada Laascaanood ee Gobolka sool