Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ku sugan hada Dalka koongo ayaa shaaciyay war lama filan ah

Madaxweyne Farmaajo, ayaa ka codsaday madaxweynaha Koongo in uu fududeeyo wadahadallo dhexmara Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada Mucaaradka ku kuwaas oo diidan muddo kordhinta loo sameeyay.

Madaxtooyada Koongo ayaa hadda shaacisay in madaxweyne Farmaajo, codsigan u sameeyay maadaama oo madaxweynaha Koongo hadda hayo xilka guddoomiyaha Midowga Afrika.

Koongo, ayaa sheegtay codsiga madaxweyne Farmaajo, madaxweynahoodu ka aqbalay.

4 thoughts on “War weyn oo Hada Madaxweyne Farmaajo ka soo yeedhay”
  1. Khiyaali news.
    Caqligii soomaaliya ma wuxuu ma ciin bidey kongo. Iyo kaalaya nakala qabta caqlina noo noqda..
    Taasaa la leeyahey ha is raacdo.

  2. Yusuf adigu waxaad Tahay nin iidoor ah markkas qabiilkaagaad u ololaysa ana waa kaa digtoonahay

  3. Hadii aanu Dhulbahante nahay laga bilaabo maanta qalbiyadaya iyo indhahayaguba waxa 100% u jeedaan dhanka dawladayada Somaliland lama huraana waa caws jiilaal, Farmaajo, Dani iyo Ahmed Madoobana waa tol ee ha iska noolaadaan.

Comments are closed.