Dawlada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay diyaar u tahay qabashada doorasho ka dhacda dalka Soomaaliya.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Qoraal ay soo dhigtay Wasaarada Arimaha dibada soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay qabashada Doorasho loo dhan yahay oo nabadeed taasoo kudhacda waqtigeeda.

Madaxweynaha Ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo doorka iyo fududeynta midowga afrika ee Wadahadalada Soomaalida Dhexdeede ah.

Comments are closed.