Waxaa Saacadii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho Soo gaadhay Ciidamo badan oo beesha madaxweyne Farmaajo ah kuwaaso laga keenay Goblka Gedo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ciidankan ayaa ah kuwo gaar ah oo madaxweyne Farmaajo dalbaday in ay u yimaadan xili xaalada Magaalada Muqdisho kacsan tahay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ciidankan Dajiyay Madaxtooyadda iyo wasaarada Warfaafinta.
Talaabadan madaxweyne Farmaajo ku dalbaday Ciidanka ay isku haybta yihiin ayaa imanasa xili shaki weyn uu ka qaaday saraakiisha Hawiye ee Ku xeeran.
Comments are closed.