Maamulka Somaliland ayaa hada bilaabay cadaadiska dhalinyarada Burco iyo Hargaysa oo u hamuun qaba Qaranimada Soomaaliya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Maxkamadda Degmada Burco ayaa lix bilood oo xadhig ah ku riday Nimco Xasan oo muddo u xidhnayd inay isku sawirtay calanka buluuga ah ee Soomaaliya.
Nimco ayaa waajahaysa xabsi lamid ah kii Degan Miiraash oo qolkeeda hurdada ku goglatay maro buluug ah lagu qaaday taas oo hore u dhamaysatay lix bilood oo xadhig ah.
Comments are closed.