Deg Deg:Sarakiishii Ugu Badna Ee Hawiye Oo Ka Horyimid Farmaajo kuna Biiray Saadaq Joon

Waxaa goordhaweyd kasoo goostay Dawlada Soomaaliya ciidan xoogan waxaana hogaaminaya mid kamid ah beelaha ugu tunka weyn Muqdisho

Saraakiisha iyo xildhibaanada Beesha Mudulood oo wata gaadiidka Dagaalka ayaa haatan soo gaaray hoyga uu dagan yahay saadaq joon.

Imaashaha saraakiiisha iyo xildhibaanada mudulood ayaa lagu sheegay iney tahay qorshe ay taliye saadaq kula wadaagayaan qorshe iyo xog hoose.

3 Comments

  1. Farmajo waxa haley ragii haley jalle siyaad ee talada waaydaarshey Framajo waxuu soo urursaey sarkaashii sirdoonka iyo ciidmada oo ka uga ayri jiro 50 jir oo waaydiiey siduu jaale siyaad wadnak ku maamuli jirey kolkaa book qaldan baay u akhriyeen oo ah qaaybi oo xukun lakin kumuu xisabtimin in somali qabiil isu dishey oo xataa marxeenka u ka dhashey ogaleyn in qabiil la isu laayo Farmajo hawiye isga aku qasabey iney hubaka qaataan dhigin mayaan ilaa uu miyira keeno ama illahey baa wax dilee kuba dilaan mishee aniga waxan u warwaraa ciiyalak dhulbahantey ee Garaada dhulbahntey hadiyada u siiyeen Farmajo siduu doono ka yeelo

  2. Farmaajo awal ma wuxuu ku xisaabtamayay inay isaga la jiraan.
    Soomaali waa qabiil, xataa hadaad lacag siisid ugu danbayn nin walba waa ninkiisa.

Comments are closed.