Deg Deg:Farmaajo Soo Dhigay Qorshe Yaab leh oo Lagu Wajahaayo Siyaasiyiinta Hawiye.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa soo dhigay qorshe layaab leh oo lagu wajahaayo Siyasiyiinta Beesha hawiye e muqdisho kawada kacdoonka iyo Abaabulka Dagaal.

Midowga Musharaxiinta ayaa ku gacan seyray farriintii ay wadeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle oo ahaa codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo,

Qoorqoor, Cali Guudlaawe ayaa kawaday madaxweyne Farmaajo qorshe cusub Kaaso ah inuu diyaar u yahay inuu la heshiiyo mucaaradka kadibna uu wax ka siiyo awooda dawlada waliba ay usoo magacawdaan Raysal wasaare Cusub, iyagana dhankooda ay taageeraan mudo kordhinta.

Ilo ku dhow dhow shirka ka socda guriga Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegaya inuu isaga soo baxay C/raxmaan C/shakuur, kaddib markii Qoorqoor iyo Guudlaawe ay shirka la yimaadeen.

Madaxweynaha ayaa soo dhigay qorshahan oo ah kii ugu danbeeyay ee u ku badbaadin laha Mudo kordhinta .

Isha ku hay Markasta Khaatumonews.com

2 Comments

  1. I shiisa laga arkaa u ushiisa lagu tumaa.

  2. Ninku Doqoonsa

Comments are closed.