Deg Deg Daawo:Labada Maamul Ee Hawiye oo Qarka Saaran inay Ka Horyimaadan Farmaajo kulan Caawa Ka Dhacay Muqdisho.

Waxaa kulamo kala duwan ku yeeshay Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay Madaxweynayashii hore dalka Hassan Sheikh Mohamud, iyo Shariif Sheikh Ahmed sido kale Madaxweynaha Galmudug, Ahmed Abdi kaariye Qoor Qoor.iyo Madaxweynaha Hirshabelle.

Wadahadal dheer oo caawa dhexmaray Ali guudlaawe, qoorqoor iyo midawga musharixiinta ayaa ugudanbeyn la isku raacay in ladiido mudo kordhinta uu baarlamaanka sameeyay dhawaan.

Arintan waxay markale dharbaaxo siyaasadeed ku noqonaysaa M.farmaajo.

223 Comments