War Deg Deg Ah:Goodax Barre Oo Sheegay in Farmaajo ku Dhiman Doono Muqdisho

Wasiirki hore Waxbarashada Somalia Goodax Barre ayaa shaaciyay in madaxweynaha Soomaaliya ku dhiman doono gudaha Muqdisho.

Goodax ayaa hadalkan caawa shaaciyay xili ay qasan tahay xaalada magaalada muqdsho.

Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlaya Club house Ayaa yiri ‘Farmaajo wuu ku dhiman karaa dagaal ka dhaca xamar, Maxamed Siyaad barre wado uu ku baxo ayuu haystay lakin Farmaajo wado xitaa ma haysto.

Dhowr mar ayuu ku celiceliyay in Farmaajo uu ku dhiman karo dagaal ka dhaco xamar ! Maxay kula tahay ?

3 Comments

  1. hadda ma waxaad keenteen inaad pornada iyo filimaanta xunxun ku soo xidhataan.webkiina Ramadaanta

  2. Hawiye hadduu dagaal billaabo yay caano kaga daadan ? golihii sharci dajintu hadduu wakhtiga kordhiyey sow sharci maaha ? mise sharcigii meel baa layska dhigay? hawiye caqli xumadooda waxay illowsan yihiin in 2021 aysan ahayn 1991 marka xaalku soo maaha haatu burhaanak!! marna taagtaa marna tabartaa!!

Comments are closed.