War deg deg ah:Dagaal Culus Oo Ka socda Gobolka Sool.

Dagaal Beeleedkan ayaa Qarxey Ceelka Dhabar Dalool oo 25 Km kaga beegan dhinaca Koonfureed magaalada Xuddun ee gobolka Sool Subax nimadii saaka.

Dagaal Beeleedkan ayaa u dhaxeeya laba beelood oo shaydaan ka adeegtay ..

Waxaa jira Khasaare badan oo isugu jira Dhimasho iyo dhaawac , Sida la xaqiijiyey 8 Dhaawac ayaa la keenay Cusbitaalka guud ee magaalada Laascaanood ,

Waxaana dhintey ilaa 5 ruux oo labada dhinaca ah , Dhaawac aan la soo gaadhsiin magaalada Laascaanood ayaa jira , iyadoo labada dhinaca dhaawuxu uu yahayd dhowr iyo Toban qof.

3 Comments

  1. I have realized that in unwanted cameras, extraordinary detectors help to maintain focus automatically. The actual sensors regarding some camcorders change in in the area of contrast, while others utilize a beam of infra-red (IR) light, specifically in low lighting. Higher specification cameras from time to time use a mix of both models and likely have Face Priority AF where the digital camera can ‘See’ a new face while focusing only on that. Thank you for sharing your opinions on this weblog.

  2. somali melkasta ha joogeen wa safiih wuxuu ku dhiman ma ya qaan, wallal iyo cadow ma kala ya qaqan, naar iyo jano ma kala ya qaan, wax u wanaags iyo wax u xuun ma ya qaan.Ragaas dhintay iyo ku dhacwah waa khasaaro aduun iyo aakhiro. Allah wuxuu yiri kan ladilay iyo kan wax dilay finaar. Xamar waxaa ku sugan 30kun oo ah ciidan ajnebia si lookala celyo somali jaarkoodana logacelyo somali wa juuj wama juuj

  3. Bisha barakeysana ma xushmeyn wayeen..markuu qoom dhan oo meel degen jabayo saas ayaa lagu gartaa..dhulbahante wuu jabay..

Comments are closed.