Ciidamada booliska somaliland oo raadinaya Haweenay Sheegtay in Madaxweyne Farmaajo Siiyey Lacag aad u badan
………
Sida ay Sheegayaan warar aan Helnay Ciidamada booliska Somaliland ayaa raadinaya Haweenay Lagu Magacaabo Kobra Xasan Xaaji Maxamuud oo ku Sugan gudaha Somaliand , Haweenayda Ayaa baraha bulshada ku Faafisay Cod ay ku Sheegayso inay Magaalada Muqdisho kula kalantay Madaxweyne Farmaajo lana Siiyey Lacag Xoog leh oo ay ku sheegayso inay Dhiisha faqriga Tuurtay Sida Codka laga maqlayo
Kobra Codka ma aysan ku sheegin Sababta loo Siiyey lacagta Waxase la og yahay inay ka mid tahay Musharixiinta Xisbiga wadani uga Sharaxan gobolka Togdheer doorashada Golaha wakiilada ee Dhawaan dhacaysa
Comments are closed.