Fadeexad Weyn Dawlada Somalia Calan khaldan ku soo dhaweysay Safiirka Ruushka

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay danjiraha Ruushka Michail Golovanov kaasoo ay kawada hadleen qadiyado khuseeya xiriirka labada waddan.

Is-aragan wuxuu kusoo aadayaa xilli maamulka Farmaajo iyo Beesha Caalamka ay madaxa iskula jiraan sababo ku aadan muddo kororsiga labada sano ee “sharci darada ah”.

Arrinta layaabka leh ee Ka soo muuqatay madashii safiirka ruushka lagu soo dhaweynaayay ayaa ahayd in dawlada somalia kusoo dhaweyso safiirka calanka dalka Holland

1 Comment

Comments are closed.