Guddiga dib u habeynta ciidamadda dowladda Puntland iyo maamulka Gobolka Mudug ayaa maanta kusoo dhaweeyay xarunta madaxtooyadda Gaalkacyo dhalinyaro horay uga tirsanaa ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan guutooyinka Haramcad iyo Goror.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waxaa si wada-jir ah usoo dhaweeyay Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Puntland,Amnigga,Taliyaha Ciidamada Difaaca,Maamulka Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale.
Dhalinyaraddaan oo dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacayo,ayaa sheegay inay faquuq kala kulmeen Hogaanka Ciidamadda DFS,waxayna u sheegeen madaxdii ay ka kulmeen inay yimaadeen dhulkooda hooyo,islamarkaana u hawlgali doonaan dowladda Puntland.




Comments are closed.