War Deg Deg Ah Daawo:Mudaharaad Ka Qarxay Caawa Burco

Waxaa xaalad cakiran ku jirta magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer

Bannaan-bax bilaamay afuradii kadib ayaa ka socda magaalada Burco.

Mudaharaadka ayaa lagaga soo horjeedaa xadhiga iyo xukunka Kornayl Doolaal, oo Maxkamadda Millateriga Somaliland ku xukuntay muddo Laba sannadood oo xadhig ah.

1 Comment

Comments are closed.