Waxaa Magaalada Muqdisho caasimada soomaaliya ka taagan Xaalad adag oo halis badan tan iyo markii Shalay Barlamaanka soomaaliya, ku dhawaaqen in ay mudo labo sano ah ugu daren Xukumadda Soomaaliya,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Inta badan Ajaanibta ayaa isaga baxay Muqdisho dhawrkii saac ee ugu danbeeyay iyagoo ka cabsi qaba Colaada iyo hub isku urursiga Ka taagan Magaalada.
Sidoo kale Safiirada Ku sugan Xalane Ee Ubadan Reer Yurub aya iyana maanta u baqooli doona Magaalada Nairobi.
Madaxda Jubaland iyo Puntland ayaa iyana ku soo wajahan Maanta Kismaayo iyo Garoowe halkaas oo ay kaga dhawaaqi doonan Go aamo culus.
Xaalada Magaalada ayaa ah mid cakiran waxaaan socda abaabul dagaal oo xogaan kaaso sababay in guud Ahaan xaafada ku teedsan madaxtooyada shacabku ka barakacan
Beesha Hawiye Gaar ahaan siyasiyiinta Beesha Hawiye iyo sarakiisha Ciidanka ee Hawiye ayaa haatan isu diyaarinaya in ay awood uga saaran Muqdisho Madaxweyne Farmaajo iyo maamulkiisa.
Wixii soo Kordha kala soco Khaatumonews.com
Comments are closed.